Wararka soomaaliya

Gudoomiyaha Barlamaanka dowlada KMG soomaaliya ShAdan Maxamed Nuur Sheeq Adan Madoobe ayaa waxa uu ka dhawaajiyay suurta galnimada in la gordhiyo waqtiga labada gole dowlada Fadaralka KMG Soomaaliya ay waqtigoodu sii itlanayo,

 

Gudoomiyaha Barlamaanka KMG ayaa sheegay in waqtiga loogu daridaridoono Xukuumada iyo Barlamaanka maadaama sida uu sheegay ay guul dareesteen in ay diryaariyaan doorashoyinka soo socda oo 2009 ka dhici doona dalka,

 

Gudoomiyaha Barlamaanka dowlada KMG soomaaliya ShAdan Maxamed Nuur Sheeq Adan Madoobe ayaa waxa uu ka dhawaajiyay suurta galnimada in la gordhiyo waqtiga labada gole dowlada Fadaralka KMG Soomaaliya ay waqtigoodu sii itlanayo,

 

Sh Adan Madoobe waxa uu carabka ku dhuftay in Barlamaanka KMG uu ku wareyjinayo Maamulaka Baarlamaankale oo si iskiisa loo soodortay iyadoo aan macquul aheen in meel cidla ah Barlamanku Mamulka kaga tagaan sida uu sheegay,

 

Sh Adan Madoobe Gudoomiyaha Barlamaanka KMG soomaaliya wuxuu sidookale qiray in dowladu ay ku fashilantay in dalka ay u diyaariso in laga reebo doorashooyin dimuqraadi ah marka la soogalo 2009 isagoo sheegay in waqtiga KMG ahaa ee loo qayimay Xukuumada KMG wax sidaa aanu ka dhaqan galinin islamarkaana lagu guuleysawaayey in la diyaariyo oona dalka loo diyaariyo dastuur jogta ah iyo sidoo kale dastuurkaas waqti loo qaato  waxa kale uu sheegay sh Adan Madoobe in la qabto doorashooyinkii waqtigii lagu tala galay wuxuuna ku daray in Baarlamaanka KMG soomaaliya iyo dowlada iyo golaha xukuumada loogu darayo waqti maadaama sida uu yiri aani xiligaan aan suurta gal aheen in doorashooyin dimuqraadi ah oo xal keeni karto gudaha dalka Soomaaliya,

 

Mar uu ka hadlayey shirka Nairopi ee lagu wado in xukuumada iyo Baarlamaanku ay halkaas ay tagaan ayaa waxa uu sheegay in shirkaas ujeedadiisu ay tahay in lagu atkeeyo dib u heshiisiin qaran oo ka dhaqan ka sho gudaha wadanka Soomaaliya iyo in baritan lagu sameeyo waxyaabaha uu soo maray dalka iyo waliba wax qabadaka dowlada Fadaralka KMG Soomaaliya,

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *